速報APP / 圖書與參考資源 / Barashada Salaada

Barashada Salaada

價格:免費

更新日期:2018-02-07

檔案大小:25M

目前版本:1.0

版本需求:Android 2.2 以上版本

官方網站:http://www.aasaasweb.com

Email:aasaastechnology@gmail.com

Barashada Salaada(圖1)-速報App

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:

Barashada Salaada(圖2)-速報App

- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, taas oo ah in uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa in uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.

Barashada Salaada(圖3)-速報App

- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.

Barashada Salaada(圖4)-速報App

- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta in uu ka tago, kuna dadaalo in uu ILLAAHAY u laabto.